Hargeisa (PP News Desk) — Nearly six months after the Somaliland Administration received diplomatic recognition from the pariah State of Israel, President Abdirahman Mohamed Abdullahi reportedly ...
In Hargeisa this week, Rageh Omaar painstakingly attempted to find flaws in the argument that, like South Sudan, recognition ...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay xalay xarig iyo jirdil u gaysatay shacab ku nool degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Khayre waxa kale oo uu ...
Deegaannada Puntland waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku soo badanayay xanuunka Gawracatada, kaas oo la sheegay in degmooyinka qaar ay dad ugu dhinteen. Degmooyinka Eyl iyo Jariiban ayaa ka mid ah ...
Agaasimihii hore ee Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa ku tilmaamay xaaladda Soomaaliya ay maanta wajahayso mid aan laga indha qarsan ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Garoowe kula kulmay wafdi ka socda dowladda Maraykanka, ...
Your browser does not support JavaScript, or it is disabled. JavaScript must be enabled in order to view listings.
The 2025 local government elections in Mogadishu and the 2026 concurrent parliamentary and presidential elections in South ...
Magaalada Boosaaso waxaa saaka lagu dilay Yuusuf Bootaan Ciise oo hore u soo noqday xildhibaan iyo wasiir ku xigeen ka tirsan Puntland. Dilka ayaa la sheegay in uu geystay wiil uu dhalay marxuumka la ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa ka hadlay wafdigii ka socday Puntland ee ka qaybgalay xuskii 18-ka May. Wasiir Cali Xoosh oo arrintaas si dadban ugu ...
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug, G/sare Maxamuud Muuse Bille Fardafuul ayaa shir la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille, iyo Taliye ku-xigeenka ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results